Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Oogaroonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirrada.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirrada Soomaaliya ayaa soo gaaray Muqdisho, iyadoo Safarkooda uu qeyb ka yahay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Mahdi Maxamed Guuleed, kaas […]

No Image

Hordhaca kulanka Man United vs Sevilla – Mourinho ma wuxuu Doonaya Iney Kooxdiisa Gaarto Semi Final-ka Koobka Champions League.

March 13, 2018 cabdirizaaq Faamoos 0

 Man United ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa Sevilla kulanka lugta labaad ee koobka horyaalada yurub, waxeyna wiilasha Jose Mourinho u baahan yahiin iney guul gaaraan si […]

Maxay Sababta Uu Nasser Al Khelaifi Ugu Duulayo Dalka Brazil Ma in Uu la Kulmaa Saxiixa Ugu Qaalisan Dunida Neymar Junior?

March 13, 2018 cabdirizaaq Faamoos 0

Kooxo badan ayaa indhaha ku haya xaaladda Neymar Junior kaas oo lasoo sheegayo inuusan ku faraxsaneyn nolosha magaalada Paris, waxaana si weyn loola xiriirinayaa labada […]