Kooxda Bayern Munchen oo kalsooni ku qabta in ay Griezemann la saxiixanayso xagaaga soo aadan,,

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha garmalka Bayern Munichen ayaa isku dayaysa in ay heshiis lagaarto Atoine Griezemann.

The Bild ayaa ogaatay in kooxda Bundesliga ciyaarta ay doonayso in ay xidigan baddal uga dhigto haddii uu kooxda isaga tago Robert Lewandowski.

Griezemann oo xagaagan lala xiriirrinayay inuu kubiirayo Barcelona, ayaa shaaca kaqaaday inuu sii joogayo kooxdiisa Atletico Madrid.

 

Qardho online 2018

Be the first to comment

Leave a Reply