Dhambaal Tacsiyadeed Oo Loo Dirayo Ehelada Iyo Qaraabada Marxuumad 6. Mumino Cali injiner…..

Allah U naxariistee waxaa dalka Sacuudiga ku geeriyootay Marxuumad Muumino Cali Injineer. waxaana dadkan hoos ku qoran magacyadooda ay tacsi u dirayaan dhammaan ehelada,iyo qaraabada iyo asxaabta ay ka baxday.

  1. Cabdi raxman sheq maxamed Rasheed
  2. bile basher aboyare
  3. abdulkadir Muhammed ali
  4. Cabdiraxin abukar axmed
  5. Sed Ali lamer
  6. Maxamed Axmed Xasan (Yuulka)

Innaa Lillaah Wa`innaa Ileyhi Raajicuun, (Alle-marxuumadda iyo dhammaan inta geeriyootay ha ka waraabiyo Janatul Firdowsa Aamiin Aamiin Aamiin.

Be the first to comment

Leave a Reply