Daawo: Xilibaan Sakariye Xaaji Maxamud: Maamulgoboleedyadu Waa Inay Dowlada Faderaalka U Hogaan Samaan

Xilibaan Sakariye Xaaji Maxamuud Iyo Xilibaan Sidiiq Xirsi Warfaa Oo Kamid Ah Xilibaanada Barlaamaanka Dowlada Faderaalka Soomaliya Oo La Hadlay Mid Kamid AH  Warbaahinta Muqdisho Ayaa Aragtiyo Ka Dhiibtay Shirka Madaxda Dowlada Faderalka  Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Kaga Furmay Muqdisho.

Xilibaan Sidiiq Xirsi Warfaa Oo Kamid Ah Gudiga Difaaca Ee Baarlamanka Ayaa Shirka Muqdisha Ka Socda Ku Tilmaamay Mid Ay Ka Sugayaan Natiijo Wanaagsan

Waa talaabo wanaagsan Oo Horay Loo Baahnaa Xiligeedi baa La Gaaray In Talada La Wadaago Dalkan Dal Faderaal Weeye Ayuu Yiri Xilibaan Sadiiq.

Xilibaan Sakariye Xaaji Maxamuud Waxaa Uu Dhankiisa Sheegay In Masuuliyad Kala Duban Ay Saaran Tahay Madaxda Dowlada Somaaliya Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada

Hoos Ka Dhaawo Warbixintan

Leave a Reply